Monday, February 19, 2024

sheeko ku saabsan guusha

 








ardaygii guusha

ali mansuur oo u dhashay dalka urdun ayaa ka dhashay qoys danyar ah oo daganaa baadiyaha

wadankaas, ali waxaa uu ahaa wiil firfircoon oo ka caawiye qoyska shaqada guriga, waxaa uuna raaci jiray ariga iyo waxkasto oo shaqo ah ee loo baahdo , qoys kaan oo danyar ahaa oo aana awoodin in ay waxbasrho ka caawiyaan ali, ayaa ali waxa uu go,aansaday in uu galo magaalada si uu oga helo tacliin, intas ka dib ali waxaa ku fakaray in uu galina shaqaysto galina waxbarto 

ali waxaa iska galay xammaali,shilimaadka uu so shaqaysto ayuu waxbarshada ku aadi jiray sidii ayuu kaga qalin jabiyay dugsigii sare alina waxaa uu haystaa lacag fiican ee u shaqaystay.

sababaha guulaha keena waxaa ka mid 

1- ka go naasho in qofkaani guul gaaro

2- dulqaad caqabadaha soo wajaha \

3- in uu san ka caajisin ka guul gaarida yoolkiisa

sheeko ku saabsan guusha

  ardaygii guusha ali mansuur oo u dhashay dalka urdun ayaa ka dhashay qoys danyar ah oo daganaa baadiyaha wadankaas, ali waxaa uu ahaa wiil...